Faahfaahino ka soo baxaya dil caawa Wasiir ka tirsan Hirshabelle loogu geystay Jowhar

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qaabkii uu dhacay dilkii caawa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe loogu geystay Wasiir ku-xigeenkii arrimaha diinta iyo awqaafta ee dowlad goboleedka Hirshabelle Nuur Xaashi Warsame. Dabley Bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay iney weerar gaadmo ah ku soo qaadeen wasiirka xili ii ku sugnaa agagaarka hoygiisa oo ku … Continue reading Faahfaahino ka soo baxaya dil caawa Wasiir ka tirsan Hirshabelle loogu geystay Jowhar